Somaliland “Waxan ugu baaqaynaa Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, IGAD & Jaamacada Carabta in ay ka-hortagaan socdaalka Raysal wasaaraha DFS ee Laascaanood’
11 April 2025 (Puntlandes.com) Somaliland ayaa sheegtay in safar Ra´iisal wasaaraha Soomaaliya ee Laacaanood uu keeno doono xasilooni darro, iyadoo Beesha...