DFS oo sadex bilood gudahood heshiis difaac iyo amni kula gashay dalalka Itoobiya, Imaaraadka & Turkiga

10 Feb  2024 (Puntlandes.com) Dawladda Federaalka ee madaxweyne xasan ayaa waxay sadex bilood gugahood hees difaac iyo amni kula gashay dalalka Itoobiya, Imaaraadka iyo Turkiga.

1-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay Itoobiya December 2023

2-Soomaaliya ayaa waxa ay heshiis amni la gashay Imaaraadka Carabta Janaayo 2023

3-Soomaaliya ayaa waxay heshiis amni la gashay Turkiga Febraayo 2024

Weli dawladda Soomaaliya ma aysan faahfaahin waxay ku kala duwan yihiin heshiisyadaas iyo faa´iidada ay u leeyihiin dalkeena.

About The Author