Gudoomiyaha PEC & madaxweyne Deni oo khilaaf soo kadhexgalay

18 Feb  2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Puntland PEC Fu’aad Abshir Adeer iyo madaxweyne Deni ayaa khilaaf soo kadhexgalay sida aan kasoo xigtay ilo ku dhaw xubnaha kulanka

Fu’aad ayaa quudaraynaayey inuu kasoo muuqdo liiska golaha wasiirada Puntland oo dhawaan la shaacin doono. Waxa guul daraystay wada hadalladii ilaa xalay u socday Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha oo ay qayb ka ahaayeen qaar kamid ah xildhibaanada gobalka Mudug.

Ugu dambeyn Fu’aad ayaa saaka safar aan horey loo shaacin ugu amba baxay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

About The Author