Muuqaal: Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyeen Xeerka Doorashooyinka isasaaran

18 Feb  2024 (Puntlandes.com) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerkii Doorashooyinka isa saaran.

59 Xildhibaan ayaa ogolaadey 12 ayaa diiday iyadoo Gudoomiyihu uusan codeyn, Xeerarkaan ayaa Golaha Guurtidu shalay soo ansixiyeen iyadoo iminkana ay u hartay inuu saxiixo madaxweyne Muuse Biixi.

About The Author