Sawirro: Markabka sida Gaas-ka Cunada lagu kardaso oo Bilaabay Safar kii ugu horeeyey ee Dekedda Garacad

18 Feb  2024 (Puntlandes.com) Markabka G Jades oo sida “liquefied petroleum gases (LPG)” Gaas-ka Cunada lagu kardaso Ayaa Bilaabay Safar kii ugu horeeyey ee Puntland Wuuna Maanta ku soo xirtay Dekada Garacad.

Gaas ka ayaa puntland Wuxuu uga imaan jiray Dekada Berbera, Balse Dekada Garacad ayaa Fure u noqotay Ganacsatada inay kala soo dagaan Maciishado kala duwan.

Tani waa Tilaabo kale oo horay loo qaaday, waxaana dhawaan la filayaa kuwa kale oo badan in la qaado.

default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default

About The Author