Wasiirka cusub ee wasaaradaha Xanaanada Xoolaha dawladda Puntland oo soo bandhigay qorshe ka kooban 7 qodob

13 Mars  2024 (Puntlandes.com) Wasiirka cusub ee wasaaradaha Xanaanada Xoolaha dawladda Puntland mudane Cumar Cabdisamad Yuusuf-Dhuux oo soo bandhigay qorshayaashiisa, kuwaas oo ka kooban 7 qodob.

Wasiirka wasaarada ayaa waxa uu soo bandhigay qorshe isbadal oo ku dhisan adeeg iyo hufnaan. Waxayna kala yihiin:

1. Horumarinta xoolaha Puntland

2. Tayaynta shaqaalaha Wasaarada

3. Kobcinta Illaha dhaqaale ee wasaarada

4. Horumarinta kaabayaasha wasaarada

5. Kor uqaadida isticmaalka Teknoolojiyda

6. Maaraynta qoondada caalamiga ah ee ay wasaaradu dibada ka hesho

7. Abuurista suuqyo caalami ah oo aan udhoofsano xoolaheena

About The Author