Muuqaal: Maamulka SSC-Khaatumo ”Mashaariicaha la leeyahay Somalilad baa la marinayaa xaggee laga fulinayaa, mise waxaa la rabaa inay Somaliland lacagaysato oo Hub iyo saanad siisato ay ku disho?”

25 Mars 2024 (Puntlandes.com) Hogaamiye ku-xigeenka maamulka SSC-Khaatumo Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa ku eedeeyey madaxda dawladda Federaalka inay mashaariicdii caalamku ugu talogalay deegaanada SS-Khaatumo u weesay Somaliland.

Hogaamiye ku-xigeenka  ayaa “Halkii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya u dhisi lahayd maamul gacana qaban lahayd shacabka deegaanka SSC-Khaatumo iyagoo xoraystay deegaankooda maamulna dhistay, halka maamuladda dhigooda ah waqti iyo hantiba ay ku bixisay dawladda Federaalka ah”

Dadka deegannada SSC-Khaatumo iyagaa dawladooda dhistay Iyagaa dhulkoodana xoraystay in dawladdu markale ka hiiliso oo mashaariicdooda u leexiso Somaliland wax caqli gali karaya maha wax saxanna maaha

Maamulka SSC-Khaatumo ”Mashaariicaha la leeyahay Somalilad baa la marinayaa xaggee laga fulinayaa, mise waxaa la rabaa inay Somaliland lacagaysato oo Hub iyo saanad siisato ay ku disho?”

About The Author