Qodobada MD Xasan Sheekh ka beddeley Dastuurka Soomaaliya

28 Mars  2024 (Puntlandes.com) Qodobada uu madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ka beddeley Dastuurka ay Soomaaliyi ku heshiisay ayaa waxaa ka mid ah madaxweyne la soo dooranayo oo golihiisa wasiirada kusoo daraya magaca Ra´iisul wasaare aan wax awood ah lahayn markuu doonana uu cayrin karo.

Qodabada ayaa waxaa ka mid ah:

1-Raysal wasaare Madaxweynuhu magacaabo, xilkana ka qaadi karo.

2-Saddex xisbi Qaran

3-Xaqiijinta Qoonadada Haweenka Soomaaliyeed.

About The Author