Aljazeera: Madaxweynaha ayaa af-duubay dhamaystirka dastuurka, wuxuuna ka dhigay dastuur cusub

01 Apr 2024 (Puntlandes.com) TV-ga caanka ah ee Aljazeera ayaa falanqayn ku sameeyay go’aanka Puntland iyo ku xadgudubka Dastuurka Fadaraalka ee Madaxweynihii sharciyada lumiyay Xasan Shiikh.

Falanqaynta Aljazeera ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu af-duubay dhamaystirka dastuurka, wuxuuna ka dhigay dastuur cusub.

“Somaliland ayey uga way ka go’day Soomaaliya, Puntland hada ayay kala laabatay aqoonsigii, waxay ka talisaa DFS sharciyan qayb ka mid ah Wadanka,qaybtaasna inta badan waxaa xukuma Allshabaab,marka awooda DFS aadbay ukooban tahay” ayaa lagu yiri falanqaynta Aljazeera.

About The Author