Muuqaalo: Banaanbax lagu taageerayo go,aankii Dawladda Puntland ka qaadatay badalista Dastuurka Soomaaliya oo lagu qabtay Garowe

01 Apr 2024 (Puntlandes.com) Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo go,aankii Dawladda Puntland ay Kalsoonida ugala noqotay ayaa waxa lagu qabtay caasimadda Puntland ee Garowe.

Dawladda Puntland ayaa Kalsoonidii iyo Aqoonsigii kala noqotay DFS kadib markii ay Dastuur cusub ku bedelatay Dastuurkii Soomaaliya ku heshiisay.

Hoos ka daawo banaanbaxa:

Halkana ka daawo hadaljeedintii gudoomaiaya gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir:

About The Author