Muuqaal: RW Xamse “Ma Aqbalayno in markale aan ku laabano Doorashadii Teendhada”

30 Apr 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in aysan aqbalayn in markale lagu laabto Doorashadii Teendhada.

RW Xamse ayaa yiri “Anaga ma qarineyno beenna kama sheegayno, way noo cadahay waana ku shaqeynaynaa in teendho danbe aan la isku dooran, qofkii raba in aan ku sii soconno ha ogaado waagii dhaweyd halistii aan galnay, masuuliyadda na saaran ayaa na faraysa in aanaan ku laaban wixii la soo maray”

About The Author