Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland oo amar dul dhigtay Mulkiilayaasha Kooxaha heerka koowaad

07 May 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland oo amar dul dhigtay Mulkiilayaasha Kooxaha heerka koowaad ayaa fartay inay Baxshaan Mushahaar ugu yaraan ah 100$ bishii iyo Qalabka iyo Qarashaadka Kooxda.

Wasiirka Wasaaradda qoraal uu soo saaray ku yiri “Mulkiilayaasha Kooxaha heerka koowaad waa in ay ciyaartowda mushar siiyaan ugu yaraan $100, ayna qabaan agab kasta”

About The Author