29 July 2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland C/risaaq Axmed Siciid ayaa Xubin Kamid noqonaya Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC) u magacaabay Cabdinuur Sheekh Maxamed Isaxaaq oo horay uga mid ahaa TPEC.
About The Author