Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo taageeray Hawlgalka ciribtirka Argagixisada ee ay ku gudajiraan Ciidanka Puntland

02 Feb 2025 (Puntlandes.com) Xisbiyada Siyaasadda Puntland ayaa taageeray Hawlgalka ciribtirka Argagixisada ee ay ku gudajiraan Ciidanka Puntland iyagoo ka wada Buuraleyda Calmistaad ee gobolka Bari..

Puntland Mucaarad iyo Muxaafidba waxaa la taageersan yahay ciribtirka Argagixisada, sidoo kale waxaa garab istaagay Puntland dalalka Imaaraatka, Mareykanka, Itoobiya iyo Kenya waana lagu bogaadiyey.

About The Author