Dowladda Kenya oo labajibbaartay qiimaha Qaadka

15 Feb 2025 (Puntlandes.com) Dowladda Kenya ayaa laba jibbaartay qiimaha Qaadka dalkeeda ka soo go´a ee Miirooga, kaasoo suuqiisa u weyn uu yahay Soomaaliya.
Halkii Kiilo oo joogtay 700 Ksh ah, waxay iminka ka dhigtay 1300 ksh, sida lagu sheegey bayaan ka soo Wasaaradda Beeraha Kenya.
