Muuqaal: Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran “meeshan aad fadhidaan waa meeshii waagii dhawayd dalka laga badbaadiyey, hadana meeshaan aad fadhidaan baa dalka laga badbaadin doonaa”

21 Feb 2025 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Mudane Sulaymaan Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in Xisbiga Himilo qaran dalka ka badbaadin doono wadada qaldan ee uu ku wado maamulka xasan Sheekh sidii ay uga badbaadiyeen Farmaajo.
Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran ayaa yiri “meeshan aad fadhidaan waa meeshii waagii dhawayd dalka laga badbaadiyey, hadana meeshaan aad fadhidaan baa dalka laga badbaadin doonaa”