Muuqaal: RW Xamse oo ku eedeeyey Jubaland in ay xiriir la leedahay Alshabaab & in Axmed Madoobe af-duub uhaysto….

22 Feb 2025 (Puntlandes.com) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyey Jubaland in ay xiriir la leedahay Alshabaab. Sidoo kale Xamse ayaa ku tilmaamay madaxweynaha Jubaland Isbaarayste af-duub ku haysta labo degmo oo qura.

Xamse ayaa  Axmed Madoobe ku eedeeyey in ciidankiisu sii dhexmareen Alshabaab markii ay weerarayeen Ciidamadii DFS ee Raaskanbooni.

Xamse yaa yiri “Shaki ma leh in laba AS ay wada shaqeeyaan, marka ciidanka Qaranka la weerarayo waa la dhexmarayaa AS, marka kalena Badda xildhibaannadii waxa loogu hanjabayaa in ay wax qasaan, war dowlad-goboleedka jabhadaynta ha laga daayo.”

About The Author