Ciidanka Difaaca Puntland oo Argagixisada Daacish kala wareegay geegaanka Curaar &…

23 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ciidanka Difaaca Puntland ayaa Argagixisada Daacish ka sifeeyey deegaanka Darow-madow ilaa Curaar ee Buuralayda Calmiskaad oo kamid ahayd Fariisaimada aadka muhiimka ugu ahaa Aragagixisada Daacish ku lahayd

Curaar oo ahayd mid kamid ah goobihii ugu muhiimsanaa ee Argagixisada haysatay, waxayna ahayd difaac ugu balaarnaa, marka laga reebo Dhasaan ilaa Miiraale.

Waxaa la helay gaadiidkii ay Argagixisada Daacish haysatay ee duqeymaha lagu burburiyey, Mootooyinkii ay adeegsanayeen iyo Meydadkooda, taas oo muujinaysa jabkii ku dhacay.

About The Author