Muuqaal: Madaxweyne Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8-wariye

24 May 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay xarig maanta Muqdisho dawladda Federaalku ugu geysatay ilaa 8 wariye.