Daawo Video: Reer Baraxleeey oo u dabaaldegaya ”hanashada Golobka Mudug”

0

Gaalkacyo (Pes) Dadka ka soo jeeda hobyo iyo  xaafada Baraxleeey  ayaa ayaamahan waxay ku jireen rayrayn iyo dabaaldeg iyagoo aad iyo aad ugu faraxsan iskudayga bililiqo ooy rabaa in ay har cad ku biliqaystaan Gobolka Mudug iyo dadkiisa.

 

Nin dadkii hadlayey ka mid ayaa wuxuu yiri ”Kililka shanaadna waa in naloogu soo daraa……. Mudug lkaliya ma rabno”

 

Warbaahinta caalamiga ayaa marar badab daahaka ragtay i n uu Dr Gaas madaxweynaha Puntland uu raali ka yahay in Mudug laga gooyo Puntland. Isagoo Gobolkii uu ka soo jeeday ku gatay in uu musharax ka noqdo Xamar 2016 ka. Cajiiib.

 

Halkan hoose ka daawada ”AWAL FEDERAALKA WAAN DIIDANAYN LAAKIIN…”

Xafiis wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *