War deg deg: Taliyihii ciidanka booliska gobolka Bari oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah.

0

Bosaso(Pes) War naga soo gaaraya magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah lagu dilay allaha unaxariistee taliyihii ciidanka booliska gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdi Raxmaan Cali Cabaas (Mulsim) .

467

Allaha ha u naxariisto Cabdiraxman

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *