Dhagayso-Sawiro: Maamulka gobolka Mudug iyo odayaasha deegaanka oo ka horyimid go’aan ka soo baxay maxkamadda Nugaal CAJIIB

Gaalkacyo (Pes) Maxkamad ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa xukunno culus ku ridday 14 qof oo la sheegay inay ka qaybgalayan shirka ka dhacaya Cadaado oo maamul loogu samaynayo gobollada dhexe.

Maxkamadda ayaa dadku ku eedeeysay “qaran-dumisnimo”

Shan ka mid ah dadkaasi ayaa maanta raali-galin laga siiyay xukanada ka soo baxay maxkamada,sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug kuwaaso beeniyay eedaha maxkamada.

“Ragga ay maxkamadda xukuntay shalay ee maanta noo yimid waxaa ay caddeyeen inaysan wax lug ah ku lahayn eedeymaha maxkamada,waxaan ay ka qaban dacwad,iyaga iska dahiraya dacwada,annaga xata ragga qaar shaqooyin bay ku maqnaayeen annaga marqaati ka ah inaysan howlaha ku jirin”ayuu yiri Axmed Muuse ku-xigeenka guddoomiyaha gobolka Mudug.

DSC08914

Waxuu sheegay in maamulka ay ka warhayaan dadka aaday Caddaado oo ku been abuuratay mas’uuliyada iyo sharucda dowladda,waxuuna u sheegay shacabka Puntland in la qaban doono dadka oo sharciga la horgeyn doono.

Dhagayso


“Ma aha inan diideyno caddaado,balse wax aanu sameyn oo an ka mid ahayn waan qaban doona ciid naga masa bidata,Odayaasha halkan jooga Raali ahaadda ban idin oranaya intiina la idin ku masabitay,”ayuu ku daray hadalkiisa Nuur Yare.

Waa markii ugu horreeysay oo ay maxkamadda gobolka Nugaal xukunno ku rido siyaasiyin iyo shaqsiyaad kale oo lugu eedeyay inay ka qayb-galayaan shirka ka socda Caddaado.

DSC08905

1415

1416

1417

 

Puntlandes.com

About The Author