Daawo sawiro: Madaxweyne ku xigeenka Jubband Fartaag oo Kismaanyo lagu soo dhaweeyey

Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Jubaland Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo kadib safar muda dheer qaatay oo uu uga maqnaa Jubbaland. Wafdiga madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa garoonka si weyn ugu soo dhaweeyay qaar kamid ah masuuliyiinta Jubaland oo uu horkacayo madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubaland Suldaan Luga Dheere, Ururada Bulshada, Saraakiil Ciidan.

Daawo sawiro

fartaag32

fartaag31

fartaag30

fartaag29

fartaag28

fartaag27

fartaag25

fartaag24

fartaag23

fartaag22

fartaag21

fartaag20

fartaag19

fartaag18

fartaag17

fartaag16

fartaag8

fartaag9

fartaag10

fartaag11

fartaag12

fartaag13

fartaag14

fartaag15

fartaag1

fartaag2

fartaag3

fartaag4

fartaag5

fartaag6

fartaag7

Puntlandes.com

About The Author