Daawo Video: Dood kulul oo ku saabsan maxaa u qabsoomey 1 sano madaxweyne Gaas

Wariye Cali Xaraare  ayaa qabtay dood kulul oo ku saabsan maxaa u qabsoomay mudadii sanadka ahayd Xukumada uu madaxweynaha ka yahay Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas.

1320

 

“Hees loo tirayey Gaas waxaa ku baxday 100000 doolar halka ciidamadii ay Mushahaar la’yihiin”

Doodan ayaa waxa ka qeyb galay Ciiro Ahmed Hassan (Dr.Ligle) oo jooga dalka Norway gaar ahaan Caasumada Oslo Sacdiya Salaad Samatar oo ah gabdhii qortay  buugii 4.5 iyo Mr. Wardheere iyo Abwaan Osman duale oo dhamantood ku sugan Studio xarunta Wariye Cali Haraare ee gobolka  Minnesota dalka Mareykanka Barqad Timir oo ah Aqonyahan Soomaaliyeed kana war haya xaalada siyaasada Puntland islamarkaana jooga gobolka Chicago ee dalka Mareykanka.

 

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author