Dhagayso: Madaxweynaha DFS oo ka hadlay Dhismaha Xukuumadda Cusub

Madaxweynaha DFS ayaa maanta ka hadlay Dhismaha Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisidoono Raysul wasaare Cumar cabdirashiid Cali Sharmarke, taasoo  la filayo in ay soo noqdaan Wasiiradii muranku ka taagnaa.

Waxaa xusid mudan in maanta ay warmutiyeed soo saareen labada Kudladood ee Baarlamaanka oo tiradoodu gaarayso 150 xildhibaan iyagoo u digay Raysul Wasaare Sharmarke haddii uu ku soo darana 4 wasiir ee la diidan yahay aysan Codka kalsoonida siindoonin.

Dhagayso Madaxweyne Xasan

Puntlandes.com

 

About The Author