Akhriso: Beelaha ay ka soo Jeedaan Wassirada Cusub

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga ,waa  Isaaq ,Habar Awal,Sacad Muuse ,Nuux Ismaaciil,Reer Gadiid, waxaa dhalay Cumar Carte Qaalib.
  2.  Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta ,Waa Dir,Biyo Maal,Gaadsan
  3.  Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka . Waa Hawiye,Habargidir,Saleebaan,
  4.  Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda ,Waa Raxanweyn,DISOOW,
  5.  Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga , Waa Daarood,Mareexaan, Waa Taliyahii hore ee Ciidanka xooga dalka Somalia,
  6.  Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda ,Waa Dir ,Gadabuursi, Makaahiil,
  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada ,Waa Daarood,Leelkase,.
  8.  Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda , Reer Aw Xasan,Reer Aw Mahdi,
  9.  Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga , Waa Hawiye,Murusade,
  10.  Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka ,Waa Isaaq ,Habaryoonis,.
  11.  Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta ,Waa Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer,Reer Isaaq,
  12.  Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada , Waa Daarood,Dhulbahante,
  13.  Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ,Waa Meheeri,Carab Saalax.
  14.  Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha Raxanweyn
  15.  Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Jareerweyne Shiidle
  16.  Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska Digil Geledi
  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha , Waa Madhibaan,
  18.  Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Gaaljecel
  19.  Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga , Waa Hawiye ,Xawaadle,
  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka, Waa Raxanweyn,Hadamo ,

About The Author