Daawo-Dhagayso: Waraysi kulul oo uu CALI XARAARE la yeeshay Wasiirul dawlaha Madaxtooyada Puntland

Wasiir-dawlaha Madaxtooyada Xiriirka Gobolada Puntland Dr.Bashiir Abdirahman Xaaji Gurxan oo Ah ayaa siiyey Madasha #60 wareysigii ugu kululaa iyadoona la hordhigay Su’aalo adag kuwaasi oo qaarkodo uu siwayn uga xanaaqay.

Wasiir Gurxan ayaa diidey inuu kajawaabo su’aal aheyd Gobalada SSC iyo KHAATUMO isagoo ku jawaabay ”adeer Khaatumo wariir kama ahi ee Puntland baan wasiir ka ahay” waxaa wax la fahmi waayey noqday jawaabta ka soo yeeray Wasiirka oo ah nin aad ugu dhow madaxweyne Gaas.

Dhagayso waraysiga


Puntlandes.com

About The Author