Faahfaahin: Daawo dilkii Xildhibaanad Saado ka dib (sawiro)

0

 

Mogadishu, (Pes): AUN waxaa maantay gacan ka xaqdaran dishay xildhibaanad Saado Cali Warsame.

Allaha u naxariistee waxaa xildhibaanada lala dilay darawalkeedii oo isku goob lagu dilay.

 

Su,aasha ay dadku iswaydiinayaan waxaa weeye meesha dilku ka dhacay waxaa ka agdhawaa ciidamo badan iyadoo ay baabuurkii ay xildhibaanadu saarnay ay xabadu ku socotay in mudo ah. Mana jirin cid isku dayday in ay u soo gurmato amaba xageeda usoo dhaqaaqdo. Ha hor intii aysan iskood gacan ku dhiiglayaashu uga tegin goobta. Markii ay hubsadeen in ay dhamatay.

 

Halkan hoose ka daawo dilkii ka dib

 

Hoos ka daawo sawirada laga soo qaaday dilkii xildhibaanada ka dib.

215

216

218

219

220

221

222

 

Xfiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *