DHAGEYSO: Xildhibaanad Ubax Tahliil oo ku eedaysay madaxweyne Xasan in uu hortaagan yahay maamul u samaynta ”Gobobolada Dhexe” una hanjabtay

Dhuusamareeb (Pes) Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame ayaa madaxda sare ee dalka u eedeysay inaysan daacad ka ahayn maamul u sameynta gobalada dhexe ee aan awalba Dastuurka waafaqsanayn.

Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame waxay carrabka ku dhufatay in shacabka goballada dhexe inaysan aqbali doonin hadallo ay sheegtay inay ka soo yeereen madaxweynaha Soomaaliya Pro Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Dhagayso Xildhibaan Ubax Tahliil


Puntlandes.com

About The Author