War Deg Deg ah:Siyaasiga Caanka ah Ismaaciil Aadan Diiriye oo loo magacaabay wasiiru dawlaha maaliyada Mamulka koonfur Galbeed Somaliya

War hada ku soo dhacay warqabadka warbaahinta madaxa banaan ee Puntlandes ayaa sheegaya in siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Aadan Diiriye loo magacaabay wasiiru dawlaha maaliyada ee maamulka koonfur galbeed Somaliya, magacaabida siyaasigan ayaa ku soo aadaysa xili uu madaxweynaha maamulkaasi mr shariif xasan shiikh aadan uu soo dhamaystiray gollaha wasiirada maamulkaasi.

Si kastaba ha ahaatee siyaasigan ayaa la saadalinayaa in uu wax badan ku soo kordhin doono haananka dhaqaale, siyaasadeed iyo kan mujtamac ee maamulka koonfur galbeed Somaliya maadama xilka loo magacaabay uu yahay mid culus oo saamayn weyn leh.

wixii faahfaahin ah kala soco puntlandes.com

xafiiska wararka puntlandes.com- Gaalkacyo

About The Author