Daawo sawirada: wafdigii safiirka Imaaraadka oo booqday maanta Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia Maxamed Al-cuthamni ayaa maanta gaaray magaalada kismaayo. Ujeedada socdaalka wafdiga safiirka ayaa waxaa uu daba socdaa balanqaadkii ay horay dawlada Imaaraadku ugu sameysay dawlada Jubaland. Balan qaadkaas ayaa ka koobnaa dhawr arimood oo kala ah caawinta dhanka amniga, mashaariicda horumarineed,gargaarka iyo arimaha bulshada.Wafdiga safiirka ayaa waxa ay kulan madaxtooyada kismaayo kula qaateen madaxweynaha Jubaland iyo qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka Jubaland.Waxaan goor dhaw idiin soo gudbin doonaa hadaladii labad dhinac ay ka jeediyeen kulanka.Hoos ka daawo sawiradii kulanka

1234567891011123456789101112131415161719

 

Puntlandes.com

About The Author