Dhagayso: Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka hadlay arimo badan oo ay ka mid ahayd rabitaankiisa Gudoomiyaha Baarlaanka

Wasiirkii hore ee Wasaaradda dastuurka DFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo mudo aan kasoo muuqan Saxaafadda,ayaa markii ugu horaysay bixiyay Waraysi uu kaga hadlayo halka uu ku dambeeyey iyo Mustaqbalkiisa siyaasadeed.

Waxaa la isla dhexmarayey muddooyinkii ugu dambeeyay in Faarax loo magacaabi doono Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya arintaas Faarax waa beeniyey wuxuuna si cad u sheegay in Xildhibaanka sharcigu u ogol yahay in uu Golaha Wasiirada ka mid ahaado ama hogaamiyo Baarlamaanka uuna doonayn in uu lumiyo xildhibaanimadiida.

Faarax ayaa halkaas ka cadeeyey damaciisa ah in uu doonayo in uu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS.

 

Dhagayso Faarax 1


Dhagayso Faarax 2


Dhagayso Faarax 3


Puntlandes.com

About The Author