Daawo Video: Saxaafada Kenya oo ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay xildhibaan Aadan Bare

1834

Gudoomiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Xildhibaan Aadan Bare ayaa dhawaan sheegay in ay wadahal la galayaan Kooxda Al Shabaab, Halkan riix faahfaahin. Saxaafada Kenya iyo Soomaaliya ayaa si aad ah uga hadlay hadalkii kasoo yeedhay xildhibaan Aadan Bare isagoo ka noqday in ay wadahal la galayaan Kooxda Al Shabaab.

Daawo Saxaafada Kenya oo ka hadlaysa hadalka Xildhibaan Aadan Bare

Puntlandes.com

About The Author