Daawo Video: Wasiirka Waxbarashada DFS oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyay

Wasiirka waxbarshada DFS  Drs khadro Bashiir Cali oo uu weheliyo Guddoomiyaha Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed  oo maalmihii aynu soo dhaafnay magaalada Garowe ayaa maanta soo gaartay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Soo dhaweynta wafdiga Wasiirka ayaa waxaa ka qeyb galay;Maamulka Gobolka Mudug,maamulka degmada Gaalkacyo,maamulka degmada Galdogob,Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Mudug iyo Mas’uuliyiin kale.

Wasiirka Waxbarashadda DFS Drs Khadro ayaa ah wasiir xilkiisa u gudanaya si hawlkarnimo, Mas’uuliyadnimo iyo Soomaalinimo ay ku dheehan tahay.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author