Xog-Akhri: Liiska Xilalka uu u magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh Beeshiisa Waceeysle/Abgaal

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ku fadhiya kursiga ugu sareeya Soomaaliya ayna ahayd in uu u cadaalad falo Soomaalida oo dhan maadaama uu u dhaxeeyo ayaa isagoo ka faa’iidaysanaya awoodiisa dalka waxa uu ku safay jagooyin aad u farabadan jifadiisa Hoose ee Waceeysle/Abgaal. Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay idin soo gudbineysaa Liiska shaqsiyaad u dhashay Jifada Madaxweynaha oo loo dhiibay jagooyin sars are  ee dalka Somalia. Dhaartii uu ku dhaartay in uu Cadaalad samaynayo madaxweyne Xasan ma saaneey noqotay:

1-Taliyaha guud ee Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxman Tuuryare – Abgaal -Waceeysle  Eybakar Gaab.

2-Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed Jeneral Gas gas – Abgaal Waceeysle – Cismaan Macalin.

3-Taliye ku xigeenka Melleteriga Soomaaliyeed ahna Madaxa Zaadka Cabdullahi Macalin Nuur – Abgaal Waceeysle -Cabdiraxmaan.

4-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cabdullahi Cali Nuur – Abgaal – Waceeysle Absuge.

5-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Cali Abtidoon Xalane – Abgaal Waceeysle -Maxaa Casse.

6-Agaasime ku xigeenka koowaad ee Madaxtooyadda Saadaq Cali – Abgaal -Waceeysle Cali Gaaf

7-Agaasime ku xigeenka labaad ahna Madaxa maamulka iyo Maaliyadda Cabdi Muxumud -Abgaal Waceeysle. 

8-Madaxa Baratakoolka Madaxtooyadda Cabdiraxman Adam Cismaan Kampala – Abgaal Waceeysle Cali Gaaf.

9-Madaxa shaqada iyo shaqaalaha Madaxtooyadda Cali Atam – Abgaal Waceeysle Cali Gaaf

10-Madaxa Arrimaha bulshadda Madaxtooyadda Cabdiraxmaan Timoos – Abgaal Waceeysle Cali Gaaf

11-Taliyaha Nabadsugidda Madaxtooyadda Xasan Goobe – Abgaal Waceeysle Cali Gaaf

12- Taliyaha Boliiska Madaxtooyadda Mr Qadar – Abgaal Waceeysle Cali Gaaf

13-Taliyaha Labadda guri ee Madaxweynaha Mr Maslax -Abgaal Waceeysle Cali Gaaf.

14-Madaxa Lojiistikadda Madaxtooyadda Mr Yaasiin Dhagool -Abgaal Waceeysle Cali Gaaf

Puntlandes.com

About The Author