Dhagayso: Madaxweynaha DFS oo Wareysi dheer siiyay VOA (Xiiso badan)

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa wareysi gaar ah oo VOA siiyay kaga hadlay weerarkii Jaamacadda Garissa, maamul samaynta ”Gobolada Dhexe”, Cambaarayntii ay DFS Cambaaraysay dawlada Sweden iyadoo la safatay dawlada Sacuudiga, Taageerida duqaynta uu Sacuudiga iyo xulufadiisu ku hayaan Xuutiyiinta ka taliya dalka Yemen taasoo saamayn wayn ku yeelatay Soomaali aad u farabadan oo ku qaxday dalka Yemen iyo arrimo kale.

Dhagayso waysiga VOA la yeelatay madaxweyne Xasan


Puntlandes.com

About The Author