SAWIRO: QARAX GAALKACAYO LAGULA EEGTAY MIDKAMIDA SHAQAALAHA UN-KA

Gaalkacyo (Pes) Waxaa Saaka Magaalada Galkacayo Qarax Gaarigiisa loogu rakibay sarkaal u shaqeynayey hay’ada UNOCHA Maxamad Cabdiraxman ” Dhabancad” inkastoo uu ka badbaaay Qaraxaas inkastoo dhawacyo fududi kasoo gaareen 3 Hablood oo ku sugnaa Goobta Qaraxu ka dhacay oo ahayd aagga Radio Galkacayo ilaa iyo iminka wax cid ah looma Qaban Qaraxaas waxaase Goobta Tegay Booliska Gobolka oo Baaritaano ka wada halkaas Waxii waroo kasoo kordha waan idinla socodsiinaynaa

Qaraxaan ayaa noqonaya kii labaad ee lala beegsado shaqaalaha qaramada midoobey u shaqeynaya hay’adaha qaramada midoobey ee  Puntland

Daawo Sawirada

IMG_1110IMG_1111IMG_1112IMG_1113IMG_1114IMG_1115IMG_1117IMG_1118IMG_1119IMG_1121IMG_1122

 

Puntlandes.com

About The Author