GAAS OO MAANTA KA BAAQDAY MAXKAMADDA MAXAYTAHAY SABABTU

Arooornimadii Saaka waxaa Maxkamadda Lakeenay Ciidan Hordhac u ah Imaatinka Madaxweyne Gaas ee Maxkamadda muddo Halsaac ka yar oo ay joogeenna waxaa Dib uga laabtay Maxkamadda Ciidankii Noqoshada Ciidankaas ayaa lasheegay kadib markii uu ka Baaqday Madaxweynuhu Imaatinka Maxkamadda maadama uu imaanayo Wafti ka socda DFS oo uu hogaaminayao Madaxweyne Xasan sheikh, Maxkamadda oo shalay lagu wargaliyay inay kiisaska ay Qaado dib u dhigto ilaa 11am maadama Madaxweynuhu imaanayo maxkamadda ayaan maanta suurta galin.

Haddaba Tani waxay ka mid tahay Qorsha Xumada iyo Maaraynla’aanta Wakhtiga Madaxweynaha iyadoo la ogaa in Madaxweynaha DFS imaanayo in haddana la Qorshayo in Madaxweyne Gaas uu meelkale Wakhtigiisa u qorshaysto iskusoo wada duuboo lama garanayo wakhtiga xigah ee Madaxweyne Gaas imaandoono Maxkamadda maadama uu Aqbalay Imaanshaha Maxkamadda maantana uu Baajiyay imaatinka Waftiga federaalka.

Puntlandes

About The Author