Dhagayso: CabdiQaybdiid iyo Odoyaashiisii oo ku doonaya anagaa qaadanayna Waqooyiga Gobolka Mudug ”Fad ama fadin waa lagu fadsiin”

1377

Odayaasha jooga Shirka Cadaado ayaawaxay sheegeen in ay kala direen Guddidii Farsmadaee Xasan Culusoow ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen inay ergada ku daraan Xubno ka socday Gobolka Mudug ee PUNTLAND.

Odayaasha uu ku adeeganayo Dagaal ooge CabdiQaybdiid ayaa waxay ku doodeen in Maamulka Gobollada Dhexe uu ka koobnaanayo laba gobol oo dhamaystiran oo kala ah Mudug iyo Galguduud, dadka degen dhan Puntland na qasab lagu raacinayo Cadaado iyagoo ku sheegay ”Fad ama ha fadin waa la idin fadsiin”

Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah odoyaasha uu CabdiQaybdiid gadaal ka riixayo kuna sugan Cadaado ayaa arrintan VOA uga warramay.


Puntlandes.com

About The Author