BREAKING NEWS: Gaas oo Khiyaanaya Puntland isagoo u ololaynaya in Gudiga Culusoow go’aan ka gaaran masiirka reer MUDUG

War hada soo gaaray Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya, ka dib markii la isku mariwaayey Qodobka Xuduuda ay yeelanayso maamul Cadaado oo uu Madaxweynah DFS doonayo in Waqooyiga G Mudug lagu daro maamulkaas, uu Madaxweynha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Khiyaanaya Puntland isagoo u oloolaynaya in Gudiga Culusoow magacaabi doono ee Xadaynta Xuduudaha ay go’aan ka gaari doonaan in dhanka Puntland ee MUDUG lagu daro Cadaado iyo in kale!!

Gaas ayaa isku dayaya in uu reer Puntland ku khiyaano in ay Ceeb ku tahay in Shirkii lagu qabtay Puntland uu Fashilmo sidaas darteed haddii uu madaxweyne xasan diiday in uu qoraal iyo hadalba ku cadeeyo in waxa maaamulka loo dhisayo ay yihiin Koonfurta Mudug iyo Galgaduud ay ka tanasulaan qodobkaas.

Xildhibaano, mas’uuliyiin, Isimo, Waxgarad iyo Aqoonyahano ayaa si cad diidan in la aqbalo qorshaha uu Xasan uga gaynayo Gobolka Mudug dawlada Puntland halka uu madaxweyne Gaas raali ka yahay.

Waxaa xusin Mudan in uu madaxweyne xasan si cad oo aan gabasho lahayn uga yiri Xafladii u xalay Gaas ugu sameeyey Madaxtooyada Puntland in maamulka Gobolada Dhexe ay Xaq u leeyihiin in ay sheegtaan magaca Gobolka Mudug maxaa yeelay Puntland ba waa sheegataa, halkan kadhagayso kana akhriso

Waxaa xusid mudan in aysan sheekadu ahayn sheegasho oo awalba ay shegan jireen Galmudug laakiin ay tahay ha Maamul ay dunidu u aqoonsato in uu ka kooban yahay Gobolada Mudug iyo galgaduud oo aan qaybsanayn!!! sidaas darteedna uu buuxiyey Sharuudii dastuurka.

Waxaa la gaaray xiligii ay dadka reer Puntland difaacan lahaayeen Dhulkooda kana difaacan lahaayeen Hororka maalinta cad doonaya in uu BILIQAYSTO oo ah xasan Culusoow, maadaama madaxweynuhii ay u doorteen in uu difaaco GAAS uu isagu cadowgeega kula heshiiyey in ay BOOBAAN:

Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author