Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe & Sheekh Shariif Sheekh oo kulan yeeshay

19 June 2023 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Madaxweynihi hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan is xog wareysi ah oo ay yeeshay.

Kulanka ayaa waxaa lagu lafaguray xaalada guud ee dalka, Dastuurka iyo shuruucda hor tebinta leh ee hor yaalla Golaha Shacabka Baarlamanaka Fedraalka Soomaaliya.

Kulankaan ayaa qayb ka ah kulamo uu Madaxweynuhu maalmahan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka iyo madaxda dalka.

About The Author