Daawo Muuqaalka: Hadaljedintii MD Deni oo furay shirka jiheynta xukuumadda Puntland kana hadlay arimo badan xasaasiya.

18 May 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa furay shir lagu jihayn doono qorshaha dawladda ee 2024-2029ka soconna doona sadex maalmood, kaas oo diiradda lagu saarayo Arimaha Siyaasadda & Hanaanka Dawlad dhiska, Arimaha Garsoorka & Horumarinta Cadaalad, Amaanka & Saraynta Sharciga, Horumarinta Waxsoosaarka iyo Kobcinta Dhaqaalaha, iyo Horumarinta Arimaha bulshadda.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sidoo kale ka hadlay midnimada Soomaaliya oo khatar ku jirta, khilaafka DFS iyo Puntland, hanaanka dawladnimo ee guud ahaan Soomalaiya iyo arimo kale.

About The Author