DIGNIIN-AKHRISO: Dawladda Puntland oo dib boorka uga jafaysa marin-habaabinta Dimoqraadiyad ku gabashadii lagu fahmay.

24 June 2023 (Puntlandes) Sidaad ogsoon tihiinba waxay ku dambaysay doorashadii lagu sheegayey inay tahay dimoqraadiyadda oo lagu khaldayey shacabka Puntland ee aan waafaqsanayn dastuurkooda qodobadiisa 6aad, 44aad, 46aad, 60aad iyo 139aad, taas oo u horseeday Puntland dagaalkii ka dhacay caasimadda Puntland ee Garowe.

Nasiib darro kooxda ma samrayaasha ah ee xeeladaha badan oo ay kaga dhegen tahay mar uun aan wax noqdo saan rababa aan wax ku noqdee, waxay bilaabeen inay dib u khaldaan shacabka reer Puntland iyagoo isticmaalaya xeeladaha soo socda.

Akhriso Qoraalka hoose ee kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta Dowladda Puntland oo adeegsanaysa xeeladahoodii lagu yaqaanay mid ka mid ah.

About The Author