Madasha Xisbiyada Qaran oo shir ugu soo gabgaboobay magaalada Istanbul
04 Marso 2020 (Puntlandes) Shir socday muddo shan cisho ah ayaa Madasha Xisbiyada Qaran waxaa uu maanta ugu soo gabagaboobay magaalada...
04 Marso 2020 (Puntlandes) Shir socday muddo shan cisho ah ayaa Madasha Xisbiyada Qaran waxaa uu maanta ugu soo gabagaboobay magaalada...
Garoowe, March 03, 2020: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo wafdi oo uu hogaaminayey oo safar...
Garoowe: 03, Maarso, 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhinayo...
02 marso 2020 (Puntlandes) Waxaa taariiqdu markay ahayd 27-29.2.2020, magaalada Stockholm ee wadanka Sweden ka qabsoomay shir sanadeedkii 1aad 2020...
02 Marso 2020 (Puntlandes) Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ugu baaqay dowladda federaalka iyo maamulka jubbaland inay soo...
02 Marso 2020 (Puntlandes) Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ah guddoomiyaha guddiga Dastuurta labada ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka...
01 Marso 2020 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Golaha Sare ee La-talinta madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Nuuradin Aden Dirie oo xalay ka hadlay Madasha...
01 Marso 2020 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah,...
Garoowe: 01, March, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay Ololaha Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo...
01 Marso 2020 (Puntlandes) Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Federaalk Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta xeerarka dhameystirka sharciga doorashooyinka Federaalka....