Wararka maanta

Sawiro:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo Qado Sharaf Soo Dhoweyn Ah u Sameeyey Qaar Ka Mid ah Issimada Dhaqanka DDSI oo Mudooyinkan Ku Sugnaa Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 17, 2015 qado sharaf soo dhoweyn howgiisa Madaxtooyada Dawladda...