Culimada Ictisaam “Wixii 15ka Maajo ka danbeeyey layskuma waafaqsana sharciyadda dowladda, waxaan ku baaqaynaa shirweyne muxaafid, mucaarid & waxgaradka Soomaaliyeed oo aan qaybteenna ka qaadanayno”
10 Nov 2026 (Puntland.com) Culumada ee Al-Ictisaam Bil Kitaab Wa Sunnah ayaa bayaan ay soo saartay kaga digtay xaaladda siyaasadeed iyo...
Sawirro: Wasiir Cabdisaciid ahna Guddoomiyaha Madasha Nabadda & Amniga ee Lomé oo Brussels kaga qaybgalay kulanka xarumaha cilmi-baarista ee dhinac socday Madasha Amniga & Difaaca Schuman 2026
Imaaraadka Carabta oo u manna-sheegtey Madaxweyne Xasan Sheekh sheegeyna inay xataa kabixin jireen kirada guriga uu ka degenaa Abu Dhabi
Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo u quus gooyey Siyaasgii Rajo ka lahaa doorasho heshiis lagu yahay
Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyey inay halis amni ku tahay dalka, kala qaybisey, amar la’aanna ku soo gasho kuna baxdo, ….
Golaha Ammaanka UN oo maanta kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya