Puntland oo mamnuucday Qulqulka Tahriibayaasha ka imaanaya dalalka deriska ah & Hubka Sharci darada ah ee kayimaada xeebaha iyo xaduudaha bariga furan
24 April 2025 (Puntlandes.com) Puntland ayaa mamnuucday Qulqulka Tahriibayaasha Puntland soo gala ee ka imaanaya dalalka deriska ah iyo Hubka Sharci...