Dhagayso: Wasiirka Amniga Puntland “Gallan waa la Maxkamadeynayaa”
2 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka...
2 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka...
2 Feb 2016 (Puntlandes) Waxaaa caawa Magaalada Bosaso lagu dilay Ganacsade Xirsi Aduunyo oo ahaa Ganacsade ka caan ah Puntland....
2 Feb 2016 (Puntlandes) DFS ayaa joojisay duulimaadyadii ka bixi jira magaalada Muqdisho ee tagi jiray magaalada Hargeysa ee CaasimadaSomaliland. Waraaqdan...
2 Feb 2016 (Puntlandes) Addis Ababa, DFS iyo Kenya, ayaa 31-01-2016 xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey...
2 Feb 2016 (Puntlandes) Wararka Warbaahinta kasoo gaaraya Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay shirkada DAALO AIRLINES...
ODENSE: Shirweynihii ururka caafimaadka Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Odense ee dalka Denmark 30-01-2016. Shirkaas waxaa lagu soo bandhigay warbixinno...
Daawo Video: Shirkii jaraa'id ee maanta ay qabteen Gudoomiyaha Gobolka bari & Duqa magaalada Bosaso. Gudoomiyaha Gobolka ayaa su'aal la...
1 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka aan dastuurka waafaqsanayn ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kormeeray ciidan ay Kooxda...
1 Feb 2016 (Puntlandes)Wararkii u dambeeyey: Warkii aanu daabacnay ee ahaaa in Ciidanka Amniga Puntland ay soo qabteey Guddoomiyihii hore ee Gobolka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01-Feb-2016 kormeer booqasho ah ku tegey Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee magaalada...