Dhagayso: Wasiirka Amniga Puntland “Gallan waa la Maxkamadeynayaa”

2 Feb 2016 (Puntlandes)  Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab ayaa ku eedeeyey in rabshadihii ka dhacay magaalada Boosaaso shalay uu ka dambeeyey Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan.

201-5

Wasiirka ayaa Wareysi uu siiyey VOA ku sheegay in Cabdisamad Gallan ay maxkamad horkeeni doonaan dhawaan, isagoo ka warbixiyey Khasaaraha ka dhacay markii Ciidamada Amnigu ay shalay galeen guriga Gudoomiyiihii hore Gobolka Bari Cabdisamad Gallan.

184c2

Wasiirka ayaa mar uu ka hadlayey Gudoomiye Gallan waxa uu sheegay inuu Galan Xamar ka yimid bil iyo bar ka hor….

Dhagayso Weraysiga Wasiirka ay VOA la yeelatahay


Puntlandes.com

About The Author