Breaking News: PLTV oo Barnaamij TOOS ah baahinya oo Muwaadiniinta PL ay aragtidooda ka dhiibanayaan Aayaha PL Tel!
Waxaa iminka TOOS ah uu u baahinayaa PLTV Barnaamij ay Muwaadiniinta reer Puntland ay aragtidooda ka dhiibanayaan Aayaha Puntland. Ka Dhiibo Aragtidaada...